Sidee Ciise Masiix loo raacaa

Video not available

Daawo filinkan mutnaanta leh ee sharxaya 4 nooc ee xidhiidhkaaga nolosha ku saabsan

Cashirkan hoos ku qoran, wuxuu ku bari doonaa waxa ay ka dhigan tahay inaad Ciise Masiix raacdo (Xer Ciise)

Diiwaan gali oo qor
Eebbe wuxuu adeegsadaa dad caadi ah

Waxaad arki doontaa sida Eebbe u adeegsado dad caadi ah oo shaqooyin caadi ah samayna kuwwas oo saamayn weyn samaynaysa.

Sharraxaad fudud oo ku saabsan Xerta iyo Kiniisadda

Baro oo ogow mdnaanta ay leedahay inaad xer noqoto, xer kale samayso iyo macnaha ay leedahay Kiniisad.

Aragtida iyo himiladu waxay keentaa barko weyn

Baro sida ugu sahlan ee aad xerta Masiixa uga dhigi lahayd hal qof ma ahee qoysas dhan iyo bulsho dhan oo ruuxi ah oo ay tiradoodu laban laabanto ilaa qarniyada dembe.

Wax soo saarka iyo dadka isticmaala

Waxaad ogaan doontaa afar waji ugu mudan ee uu Eebbe uga dhigo Xerta kuwo Masiixa u ekaada.

Tukasho

Neefsashada ruuxiga ahu waa in Eebbe la addeeco

Xer inaad ahaato macneheedu waa inaan Eebbe maqalno oo aan Eebbe adeecno.

Sidaad hal saac duco ah u qaadan lahayd

Eeg sida ay u fududdahay inaad hal saac duco ku qaadato.

Qaabka ay leedahay Ducada barakaysan

Samee qaabkii aad ku xusuusan lahayd sidii inaad dadka kale u ducayso.

Akhriska Kitaabka Baybalka ah

S.O.A.P.S. Barashada Kitaabka Baybalka ah

Qalabka barashada Kitaabka ee maalinlaha ah eek aa caawin kara inaad fahanto, addeecdo oo aad dadka u la wadaagto Erayga Eebbe.

Daacadnimada ayaa ka wanaagsan aqoonta

Aad bay mudnaan u leedahay waxa ay xertu yaqaannaan-Laakiin taas waxaa ka sii fiican waxa ay xertu ku qabato waxay barteen.

Bulshada

Qaabka 3/3 ee kooxda

A 3/3 kooxda waah hab ay xerta Ciise ku sameeyaan kulmaan, wada ducaysi, wax ku bartaan, kuna koraan siday is weheshi, oo ay baraaktiis ugu sameeyaan addeecid, isla wadaagis wixii ay barteen haka 3/3 kooxda ah, mana aha kooxaha yaryar, laakiinse sidoo kale Kiniisadda yar.

Isla xisaabtaka kooxaha

Qalab ay adeegsan karaan laba ama saddex qof oo isku jinsi ah si ay toddobaadkiiba maalin u kulmaan oo ay iska dhissaan oo iska dhiirri galiyaa meelaha ay ka fiicanyihiin oo ay tilmaamaan meelaha ay uga baahanyihiin inay iska saxaan.

Mar walba oo ay laba Kiniisadood wax iska gaashadaan

Baro sidaadd Amarada Ciise ee ah inaad baxdo iyo inaad joogto u addeeci lahayd.

Cashada Rabbiga iyo sidaad u hoggaamin lahayd

Waa hab fudud oo aynu ugu dabaal degi garno xidhiidhka adage e socda oo aynu la leenahay Ciise. Baro inaad si fudud u dabaal degto.

Mukhuursiinta iyo sidaad u samayn lahayd

Ciise Masiix wuxuu yidhi “Taga o oxer ka dhiga Ummahada dunida oo dhan, oo ku mukhuursiiya magaca Aabbaha, Wiilka iyo Ruuxa Qudduuska ah,” baro sidii aad u samayn farriintan u dhaqan galin lahayd ee aad u samayn lahayd.

Silica iyo dhibaatada

DHaqaalaha ruuxiga ah

Baro sida uu dhaqaalaha Eebbe uga duwanyahay ka dunida. Eebbe wuxuu maal galshaa kuwa daacadda ku ah wixii mar horeba lagu aaminay.

Indhuhu waa inay arkaan meel ayna boqortooyada Eebbe gaadhin.

Inaad aragto meel ayna boqortooyada Eebbe ka jirin. Meeshaas ayaa ah meesha aadka ugu baahan in shaqada boqortooyada Eebbe.

Ciise ayaa u yimid marka haddaba oo ku yidhi “Awoodda dhulka iyo samadaba anigaa la I siiyay. Haddaba baxa oo Ummadaha oodhan xer ka dhiga, oo ku mukhuursiiya magaca Aabbaha, Wiilka iyo Ruuxa Qudduska ah, oo bara inay addeecaan wax kasata oo aan indin faray. Oo ogadaa inaan xaqiiqadii inila jiro mar walba ilaa iyo dhammaadka dunida.”

Bar kuwo kale inay sidaada Ciise raacaan oo ay addeecaan

Degdeg u baro hoggaaminta xernimada sida shinbirta Badda ah.

Baro waxay ka dhigantahay xer ka dhigida sida Badda ah.

Tababarka CYDE eek u saabsan qaan gaadhnimada xerta

Baro Tababarka Cyde iyo sida loo dhaqan galin karo si xer loo sameeyo.

Filashada korintaan aan joogto ahayn

Eeg sida ayna xer samayntu u ahayn mid habaysan oo is daba socota. Xernimo samaynta tirade badan hal mar ayay si isku mar dhici kartaa.

Habka uu taranka laban laabku u dhacaan

Tarankan tirada laban laabku si degdeg ah ayuu u dhici karaan. Eeg sidee ayuu degdegu muhiim u yahay.

Dadka aad taqaanno u sheeg oo kala hadal Ciise

Mas’uuliyad caqli gal ah-oo ku saabsan liiska 100

Qalab kaa caawin kara sidii aad u noqon lahayd qof waajibaadkiisa qoyskiisa si fiican u guta.

Injiilka iyo sidaad dadka ula wadaagi lahayd

Baro sidaad warka wanaagsan Ee Eebbe dadka ugu sheegi lahayd laga soo bilaabow markii banii aadanka la abuuray ilaa iyo dhammaadka dunida.

3 Daqiiqo oo markhaati furkaaga ah isu diyaari

Baro sidii aad markhaati furkaaga dadka kale ula wadaagi lahayd 3 daqiiqo gudohood adiga oo u sheegaya sidii uu Ciise Masiix noloshaada u saameeyay ee u badalay.

Kala hadal oo u sheeg dadaka aadan aqoonin Ciise

Qofka nabadda iyo sidaad ku heli lahayd

Baro oo qofka nabadda iyo sidaad ku ogaan karto markaad la kulanto.

Tukashada socodka lagu tukado iyo sidaad u samayn lahayd

Waa hab fudud aad amarka Eebbe ee ah inaad dadka kale u ducayso u samayso kartid. Waana sida ay u dhawaaqayso-Eebbe bari oo ducayso adiga oo socda!

Kooxda la taliyayaasha ah

Kuwaasu waa Koox ka kooban kuwa wax hoggaamiya waxayna ka koobnaan karaan kooxaha 3/3 waxayna raacaan nadaamka 3/3 waana nadaam fiican oo lagu ogaan karo caafimaad qabka shaqada Eebbe ee aagga aad joogto.

Sida loo hubiyo dhaqan galinta qorshaha

Habkanu waa mid xoog badan oo lagu hubin karo meelaha aad ku fiicantahay meelaha aad ka liidato markay timaado xer samaynta tarmaysa ee badanaya.

Kooxda wax hoggaamisa

Wax hoggaaminta kooxda ah waa qaab oo qofku ku dareemi karo in laa baahan yahay wax hoggaamintiisa iyo wax qabadkiisa taasoo lagu arkayo sida uu u adeegayo.

Hoggaaka wada shaqaynta ku dhisan

Baro sida ay Kiniisada aadka u kora u wada shaqeeyaan oo ay u wada noolaadaan iyaga oo ah qoys ruuxi ah.