Mas’uuliyad caqli gal ah-oo ku saabsan liiska 100
Eebbe mar horeba wuu ina siiyey xidhiidhadii aynu u baahnayn si aynu u fulinno amarka ah "Taga oo xer ka dhiga." Kuwani waa qoyskeenna, saaxiibbadeenna, deriskeenna, dadka aynu wada shaqayno, iyo ardayda aynu wax wada baranno - dad aynu nolosheenna oo dhan naqaannay iyo dad aynu hadda uun barannay. Inaan daacad uga noqono dadka Eebbe mar horeba nolosheenna geliyey waa tallaabo weyn oo ugu horraysa oo lagu bilaabo samaynta xerta tarmaysa. Waxayna ka bilaaban kartaa tallaabo fudud oo ah inaad liis samaysato.
List of 100
Soo degso Liiska 100, daabac, dabadeedna buuxi si aad si fiican ugu fahanto xidhiidhada uu Eebbe kuu siiyey.
Is waydii
- Magacyada ku jira liiskan kee ayaad 24-ka saac ee soo socda la wadaagi kartaa markhaati-furkaaga ama Qorshaha Eebbe?
- Goorma ayaa toddobaadkii kuu ah waqti joogto ah oo aad dib ugu eegi karto liiskan oo aad tallaabooyin u qaadi karto si ruuxiyan aad ula xidhiidho dadka ku jira xidhiidhadaada gaarka ah?
Maanta bilow Zúme Training
Waa gebi ahaanba bilaash, waxaadna bilaabi kartaa wakhti kasta—xawaarahaaga ayaad ku socon kartaa, meel kasta oo aad joogto.
Lacag la’aan isku diiwaan gali.