La wadaag kuwa kale
Markii aynu daacad ka nahay inaynnu addeeco oo la wadaagno kuwa kale waxa uu Rabbigu inuu sheegay wuxuu inoo ballan aaday inu wax ka sii badan inala wadaagi doono.
Eebbe wuxuu adeegsadaa dad caadi ah
Waxaad arki doontaa sida Eebbe u adeegsado dad caadi ah oo shaqooyin caadi ah samayna kuwwas oo saamayn weyn samaynaysa.
Sharraxaad fudud oo ku saabsan Xerta iyo Kiniisadda
Baro oo ogow mdnaanta ay leedahay inaad xer noqoto, xer kale samayso iyo macnaha ay leedahay Kiniisad.
Neefsashada ruuxiga ahu waa in Eebbe la addeeco
Xer inaad ahaato macneheedu waa inaan Eebbe maqalno oo aan Eebbe adeecno.
S.O.A.P.S. Barashada Kitaabka Baybalka ah
Qalabka barashada Kitaabka ee maalinlaha ah eek aa caawin kara inaad fahanto, addeecdo oo aad dadka u la wadaagto Erayga Eebbe.
Isla xisaabtaka kooxaha
Qalab ay adeegsan karaan laba ama saddex qof oo isku jinsi ah si ay toddobaadkiiba maalin u kulmaan oo ay iska dhissaan oo iska dhiirri galiyaa meelaha ay ka fiicanyihiin oo ay tilmaamaan meelaha ay uga baahanyihiin inay iska saxaan.
Wax soo saarka iyo dadka isticmaala
Waxaad ogaan doontaa afar waji ugu mudan ee uu Eebbe uga dhigo Xerta kuwo Masiixa u ekaada.
Sidaad hal saac duco ah u qaadan lahayd
Eeg sida ay u fududdahay inaad hal saac duco ku qaadato.
Mas’uuliyad caqli gal ah-oo ku saabsan liiska 100
Qalab kaa caawin kara sidii aad u noqon lahayd qof waajibaadkiisa qoyskiisa si fiican u guta.
DHaqaalaha ruuxiga ah
Baro sida uu dhaqaalaha Eebbe uga duwanyahay ka dunida. Eebbe wuxuu maal galshaa kuwa daacadda ku ah wixii mar horeba lagu aaminay.
Injiilka iyo sidaad dadka ula wadaagi lahayd
Baro sidaad warka wanaagsan Ee Eebbe dadka ugu sheegi lahayd laga soo bilaabow markii banii aadanka la abuuray ilaa iyo dhammaadka dunida.
Mukhuursiinta iyo sidaad u samayn lahayd
Ciise Masiix wuxuu yidhi “Taga o oxer ka dhiga Ummahada dunida oo dhan, oo ku mukhuursiiya magaca Aabbaha, Wiilka iyo Ruuxa Qudduuska ah,” baro sidii aad u samayn farriintan u dhaqan galin lahayd ee aad u samayn lahayd.
Saddex Daqiiqo oo markhaati fur ah
Baro sidii aad markhaati furkaaga dadka kale ula wadaagi lahayd 3 daqiiqo gudohood adiga oo u sheegaya sidii uu Ciise Masiix noloshaada u saameeyay ee u badalay.
Aragtida iyo himiladu waxay keentaa barko weyn
Baro sida ugu sahlan ee aad xerta Masiixa uga dhigi lahayd hal qof ma ahee qoysas dhan iyo bulsho dhan oo ruuxi ah oo ay tiradoodu laban laabanto ilaa qarniyada dembe.
Degdeg u baro hoggaaminta xernimada sida shinbirta Badda ah.
Baro waxay ka dhigantahay xer ka dhigida sida Badda ah.
Indhuhu waa inay arkaan meel ayna boqortooyada Eebbe gaadhin.
Inaad aragto meel ayna boqortooyada Eebbe ka jirin. Meeshaas ayaa ah meesha aadka ugu baahan in shaqada boqortooyada Eebbe.
Cashada Rabbiga iyo sidaad u hoggaamin lahayd
Waa hab fudud oo aynu ugu dabaal degi garno xidhiidhka adage e socda oo aynu la leenahay Ciise. Baro inaad si fudud u dabaal degto.
Tukashada socodka lagu tukado iyo sidaad u samayn lahayd
Waa hab fudud aad amarka Eebbe ee ah inaad dadka kale u ducayso u samayso kartid. Waana sida ay u dhawaaqayso-Eebbe bari oo ducayso adiga oo socda!
Qofka nabadda iyo sidaad ku heli lahayd
Baro oo qofka nabadda iyo sidaad ku ogaan karto markaad la kulanto.
Daacadnimada ayaa ka wanaagsan aqoonta
Aad bay mudnaan u leedahay waxa ay xertu yaqaannaan-Laakiin taas waxaa ka sii fiican waxa ay xertu ku qabato waxay barteen.
Qaabka ay leedahay Ducada barakaysan
Samee qaabkii aad ku xusuusan lahayd sidii inaad dadka kale u ducayso.
Qaabka 3/3 ee kooxda
A 3/3 kooxda waah hab ay xerta Ciise ku sameeyaan kulmaan, wada ducaysi, wax ku bartaan, kuna koraan siday is weheshi, oo ay baraaktiis ugu sameeyaan addeecid, isla wadaagis wixii ay barteen haka 3/3 kooxda ah, mana aha kooxaha yaryar, laakiinse sidoo kale Kiniisadda yar.
Tababarka CYDE eek u saabsan qaan gaadhnimada xerta
Baro Tababarka Cyde iyo sida loo dhaqan galin karo si xer loo sameeyo.
Kooxda wax hoggaamisa
Wax hoggaaminta kooxda ah waa qaab oo qofku ku dareemi karo in laa baahan yahay wax hoggaamintiisa iyo wax qabadkiisa taasoo lagu arkayo sida uu u adeegayo.
Filashada korintaan aan joogto ahayn
Eeg sida ayna xer samayntu u ahayn mid habaysan oo is daba socota. Xernimo samaynta tirade badan hal mar ayay si isku mar dhici kartaa.
Habka uu taranka laban laabku u dhacaan
Tarankan tirada laban laabku si degdeg ah ayuu u dhici karaan. Eeg sidee ayuu degdegu muhiim u yahay.
Mar walba oo ay laba Kiniisadood wax iska gaashadaan
Baro sidaadd Amarada Ciise ee ah inaad baxdo iyo inaad joogto u addeeci lahayd.
Sida loo hubiyo dhaqan galinta qorshaha
Habkanu waa mid xoog badan oo lagu hubin karo meelaha aad ku fiicantahay meelaha aad ka liidato markay timaado xer samaynta tarmaysa ee badanaya.
Hoggaaka wada shaqaynta ku dhisan
Baro sida ay Kiniisada aadka u kora u wada shaqeeyaan oo ay u wada noolaadaan iyaga oo ah qoys ruuxi ah.
Kooxda la taliyayaasha ah
Kuwaasu waa Koox ka kooban kuwa wax hoggaamiya waxayna ka koobnaan karaan kooxaha 3/3 waxayna raacaan nadaamka 3/3 waana nadaam fiican oo lagu ogaan karo caafimaad qabka shaqada Eebbe ee aagga aad joogto.
Qaabka afarta aag
Shaxda afarta aag waah ab fudud oo loo adeegsan karaan kooxda wax hoggaamisa si ay qiimayn ugu sameeyaa xaaladd jirta markaas iyo qaabka uu adeega Eebbe uga socdo meesha ay joogaan.
Maabka qarniga
Maabka qarnigu waah ab fudud oo kacaawin kara hoggaamiyayaasha dhaqdhaqaaqu inay fahmaan koritaanka meeshaas ay joogaan ka socda.
3 Goobo Soo Bandhigida Injiilka
Qaabkaas waah ab aad wax ku wacdin karto adiga oo sawir gacmeed fudud oo warqad lagu sameeyay tusaale ugu adeegsanaya.