Xer samaynTababaree kooxaha raacayaasha Ciise
Lacag la’aan isku diiwaan gali.Inaad noqotaan kuwo aad ugu eg Ciise Masiix
Guud mar
- Dood wadaagga kooxda
- Is abaabulid
- Habka baraaktiiska loo sameeyo
- 32 firkradood iyo xirfad
- 20 saacadood oo tababar ah
Lacag la’aan ayaa lagu heli karaa meel kasta iyo xilli kasataba.
Gudaha u gal oo hoos ka eeg.
Inaad xerow noqoto
- Muxuu yahay xerowgu?
- Maxay tahay Kiisadu?
- Waa furaha koritaanka ruuxiga ah
- Inaad si shakhsi ah u barato Baybalka
- Nolosha ku salaysan ducada adag
- Addeecitaan iyo iimaan adag
Xer samayn
- Wacdiye dadka Warka qorshha Eebbe u sheega
- Markhaati fura
- Si wanaagsan u caawiya dadka rumas doon ka aha
- Rumaysan in dunida oo dhan xer laga buuxiyo
- Barta habka kiniisadda fudud
- Tababara kuwa kale
Dad caadi ah. Tallabooyin caadi ah.
Siday u shaqayso
Waa lacag la’aan is diiwaan galintu waxay kuu suurta galinaysaa inaad nidaamka iyo qalabaka la adeegsado zume training oo dhan heli kartid, oo aad Tababare online ku heli kartid.
Fiidyowyada waxbarashada waxay ka caawiyaan kooxdaada inay fahmaan mabaadi'da aasaasiga ah ee dhufashada xerta.
Dood wadaagga kooxda wuxuu ka caawinayaa kooxdaadu inay ka fikiraan dadka lala wadaagay.
waa tababar fudud waxay ka caawinaysaa inay kooxdaadu dhaqan galiyaan wixii ay soo barteen.
Xilli la is dhiirri galiyo waxay ku dhiirri galinaysaa kooxdaada inay sii wadaan wax barashada oo ay koraan inta u dhaxaysa xilliyada.
Abuur tababarkaaga
Isugu yeedh dhawr asxaabtaada ah, ama Kouras la qaado tira yar oo saaxiibbaddada ah. Abuur koox aad tababarto oo u guur gal horumarka aad ka samaynayso arrintaas.
AasaasKu biir tababarka
Haddii aadan hadda koox samayn Karin, ka fikir inaad ku biir mid ka mid ah cashirrradanaga online ka lagu qaato oo ay hoggaamiyaan dad zume waayo aragnimo u leh.
Ku biirCodsi tababare
Waxaan kugu xidhi karnaa tababare zume ah oo lacag la’aan ah, kaas oo diyaar u ah inuu kaa caawiyo sidaad u fahmi lahayd tababarka oo aad u noqon lahayd xerow midho dhal ah.
Hel CaawimaadDad dhab ah iyo qisooyin dhab ah.

Zúme = Khamiir
Zume waxaa afka Giriigga lagu dhahaa khamiir. Matayos 13.33 Ciise Masiix wuxuu soo xigtay isaga oo leh, “Boqortooyada Jannanadu waa sida Haweenay qaadatay in yar oo khamiir ah oo ku qooshtay qoosh badan oo daqiiq ah oo wada khamiirisay qooshkii oo dhan.” Tanu waxay tusaale u tahay sida ay dad caadi ah oo adeegsanaya hab caadi ah ugu samayn karaan Boqortooyada Eebbe wax aan caadi ahayn.