La wadaag kuwa kale

Markii aynu daacad ka nahay inaynnu addeeco oo la wadaagno kuwa kale waxa uu Rabbigu inuu sheegay wuxuu inoo ballan aaday inu wax ka sii badan inala wadaagi doono.

  • S.O.A.P.S. Barashada Kitaabka Baybalka ah

    Qalabka barashada Kitaabka ee maalinlaha ah eek aa caawin kara inaad fahanto, addeecdo oo aad dadka u la wadaagto Erayga Eebbe.

    Eegis
  • Isla xisaabtaka kooxaha

    Qalab ay adeegsan karaan laba ama saddex qof oo isku jinsi ah si ay toddobaadkiiba maalin u kulmaan oo ay iska dhissaan oo iska dhiirri galiyaa meelaha ay ka fiicanyihiin oo ay tilmaamaan meelaha ay uga baahanyihiin inay iska saxaan.

    Eegis
  • Sidaad hal saac duco ah u qaadan lahayd

    Eeg sida ay u fududdahay inaad hal saac duco ku qaadato.

    Eegis
  • Mas’uuliyad caqli gal ah-oo ku saabsan liiska 100

    Qalab kaa caawin kara sidii aad u noqon lahayd qof waajibaadkiisa qoyskiisa si fiican u guta.

    Eegis
  • Injiilka iyo sidaad dadka ula wadaagi lahayd

    Baro sidaad warka wanaagsan Ee Eebbe dadka ugu sheegi lahayd laga soo bilaabow markii banii aadanka la abuuray ilaa iyo dhammaadka dunida.

    Eegis
  • Mukhuursiinta iyo sidaad u samayn lahayd

    Ciise Masiix wuxuu yidhi “Taga o oxer ka dhiga Ummahada dunida oo dhan, oo ku mukhuursiiya magaca Aabbaha, Wiilka iyo Ruuxa Qudduuska ah,” baro sidii aad u samayn farriintan u dhaqan galin lahayd ee aad u samayn lahayd.

    Eegis
  • Saddex Daqiiqo oo markhaati fur ah

    Baro sidii aad markhaati furkaaga dadka kale ula wadaagi lahayd 3 daqiiqo gudohood adiga oo u sheegaya sidii uu Ciise Masiix noloshaada u saameeyay ee u badalay.

    Eegis
  • Aragtida iyo himiladu waxay keentaa barko weyn

    Baro sida ugu sahlan ee aad xerta Masiixa uga dhigi lahayd hal qof ma ahee qoysas dhan iyo bulsho dhan oo ruuxi ah oo ay tiradoodu laban laabanto ilaa qarniyada dembe.

    Eegis
  • Cashada Rabbiga iyo sidaad u hoggaamin lahayd

    Waa hab fudud oo aynu ugu dabaal degi garno xidhiidhka adage e socda oo aynu la leenahay Ciise. Baro inaad si fudud u dabaal degto.

    Eegis
  • Tukashada socodka lagu tukado iyo sidaad u samayn lahayd

    Waa hab fudud aad amarka Eebbe ee ah inaad dadka kale u ducayso u samayso kartid. Waana sida ay u dhawaaqayso-Eebbe bari oo ducayso adiga oo socda!

    Eegis
  • Qaabka ay leedahay Ducada barakaysan

    Samee qaabkii aad ku xusuusan lahayd sidii inaad dadka kale u ducayso.

    Eegis
  • Qaabka 3/3 ee kooxda

    A 3/3 kooxda waah hab ay xerta Ciise ku sameeyaan kulmaan, wada ducaysi, wax ku bartaan, kuna koraan siday is weheshi, oo ay baraaktiis ugu sameeyaan addeecid, isla wadaagis wixii ay barteen haka 3/3 kooxda ah, mana aha kooxaha yaryar, laakiinse sidoo kale Kiniisadda yar.

    Eegis
  • Tababarka CYDE eek u saabsan qaan gaadhnimada xerta

    Baro Tababarka Cyde iyo sida loo dhaqan galin karo si xer loo sameeyo.

    Eegis
  • Sida loo hubiyo dhaqan galinta qorshaha

    Habkanu waa mid xoog badan oo lagu hubin karo meelaha aad ku fiicantahay meelaha aad ka liidato markay timaado xer samaynta tarmaysa ee badanaya.

    Eegis
  • Qaabka afarta aag

    Shaxda afarta aag waah ab fudud oo loo adeegsan karaan kooxda wax hoggaamisa si ay qiimayn ugu sameeyaa xaaladd jirta markaas iyo qaabka uu adeega Eebbe uga socdo meesha ay joogaan.

    Eegis
  • Maabka qarniga

    Maabka qarnigu waah ab fudud oo kacaawin kara hoggaamiyayaasha dhaqdhaqaaqu inay fahmaan koritaanka meeshaas ay joogaan ka socda.

    Eegis
  • 3 Goobo Soo Bandhigida Injiilka

    Qaabkaas waah ab aad wax ku wacdin karto adiga oo sawir gacmeed fudud oo warqad lagu sameeyay tusaale ugu adeegsanaya.

    Eegis