Xoq iyo habraac

Buugga muujinaya Hanka tababarka

Tababarka zume waxaa hadda la heli karaaisaga isaga oo dhammays tiran oo bug ah. Dhammaanb u jeeddooyinka, qalabka, dood wadaagga, su’aalaha iyo caqabadaha ad adage e tababarka intuba hadda gacantaada ayay ku jiraan. QR ku Iscan gareen cashir kasta ka dibna waxaad galikartaa filimada oo dhan!

Xogaha onle ka ah ku soo tuur power point

Kooraska zume oo ka kooban yahay, Videos iyo wax qabad waxaad ku soo bandhigi kartaa online adiga oo adeegsanaya website kaaga.

La soo deg kooraks oo power point ah

File weyn soo degi oo (1gigbyte) ah

Kooraska zume oo dhan waa lala soo degi karaa oo waxaa lagu adeegsan karaa power point ama keynote. Tanu waxay xal weyn u tahay in kooraska laga fuliyo meelaha internetka lahayn ama khadku gaabiska yahay. Waxaana wali laa baan yahay nedaamka coodke QR si ay arada tababaranaysa online ugu helaan waxay u baahan yihiin.