Bulshada zume
Zume waa bulsho baraaktiis ku samaysa oo ku dhiirri galisa kuwa doonaya inay arkaan dhaqdhaqaaqa xer samaynta. Himilaha iyo hiigsiga zume waa in la helo tababare tababare kale tababara, laba kiniisadood oo ay yeeshaan 5000 dad ka kooban dalka maraykanka iyo sidoo kale 50,000 adduunka oo dhan.
Kooxda la taliyayaasha ah
Xidhiidh la yeelo kuwa kale ee sidaada doonaya inay arkaan dhaqdhaqaaqa xer samaynta deegaanadooda ka dhanqan galay. La wadaag waayo aragnimadaa kuwa kale, oo wax ka baro kuwa kale ee wax cusub soo kordhiyaya.
Dhiirri galin
Dhagayso wararka ku saabsan dhaqadhaqaaqa xer samaynta ee deegaagankaaga iyo si guudba dalkaaga uga socda, raadi ooh el war bixinnada ku saabsan horumarka laga sameeyay arrintaas, oo xidhiidh online ama fool ka fool ah la samee.
Qalab Bilaash ah
Si xor ah u hel xogaha ku saabsan daba galka xer samaynta iyo Kiniisado aasaasidda deegaankaaga. Raadi maab si aad u hesho himilo ah sidii aad magaaladaada uga haqab tiri lahayd xernimo samaynta tirade badan iyo Kiniisado.